Alamitto Wellness Coaching
Gym cusub · Sanadka soo socda

Gym-ka cusub waa imanayaa

Bishii Abriil 2026 gym-keenii waa la burburiyay. Hadda waxaan dhisaynaa Alamitto cusub oo ka xoog badan. Inta aan furayno, ku biir challenge-ka 2 bilood ee calool jarka.

Coach Alamitto
2Bilood
$30Khidmad
2Bilood oo challenge ah
SubaxJimicsi subax walba
$30Khidmadda oo dhan
Lab + DhedigQof walba waa u furan
Kahor & kadib

Waa nala burburiyay. Dib ayaan u dhisaynaa.

Alamitto waxay ahayd meel dad badan ay ku dhisteen xoog iyo kalsooni: barkad, garoon tababar, qalab culus iyo bulsho is garab taagan. Abriil 2026 ayay burburtay. Bulshada Alamitto se way taagan tahay.

Waa dhacayAbriil 2026

Gym-kii, barkaddii iyo qalabkii waa la burburiyay.

HaddaChallenge 2 bilood

Jimicsi subax walba iyo ururinta deeqda dib-u-dhiska.

ImanayaGym cusub

Furitaanka Alamitto cusub sanadka soo socda.

KahorBarkadda iyo gym-ka Alamitto
KadibGoobta kadib Abriil 2026
Fiidiyow: Alamitto kahor iyo kadib burburka1:37
Kahor furitaanka gym-ka cusub

Challenge-ka 2 bilood: calool jar

Coach-ka Alamitto wuxuu furay challenge u furan dadweynaha. Jimicsi subax walba, la socod coach, iyo group WhatsApp ah oo is dhiirigeliya.

$302 bilood oo dhan
  • 2 bilood oo jimicsi ah
  • Jimicsi subax walba oo coach la socdo
  • Group WhatsApp kadib lacag bixinta
  • Rag iyo dumarba waa u furan yahay
Is diiwaangeli hadda

Is diiwaangeli

Buuxi foomka: magacaaga seddexan, da'da, dhererka, miisaanka iyo deegaanka.

Bixi $30

EVC Plus 0617080918 ama eDahab 0627080918 — Mohamed Hassan Mohamed.

Coach-ka ayaa ku aqbalaya

Marka lacagta la xaqiijiyo, coach-ka ayaa kugu soo xiriiraya WhatsApp kuguna daraya group-ka.

Subax walba jimicsi

2 bilood oo dadaal ah: calool jar, xoog iyo caafimaad.

Coach AlamittoAlamitto
Coach-kaaga

“Quruxdaada muujiso”

Alamitto Wellness Coaching waxay ku dhisan tahay anshax, joogtayn iyo bulsho. Coach-ku wuxuu kula socdaa subax walba ilaa aad ka gaarto isbeddelka aad rabto.

AnshaxSubax walba, waqti go'an.
XoogJimicsi jirka oo dhan ah.
BulshoGroup is dhiirigeliya.
Nala soo xiriir

Diyaar ma u tahay?

WhatsApp0771888871
Wac0617080918
Wac hadda
Ku biir challenge-ka · $30